Garowe: Gobolka Nugaal oo dhulka ku jiiday Gobolka Mudug

Sunday December 26, 2010 - 16:32:11
0 Comments
1228
Super Admin
Ciyaaraha Gobolada ee ka socda Xarunta Maamulka Puntland Garowe ayaa Ciyaartii hore ku dhamatay 2-0 oo labada ay yeelatay Gobolka Nugaal
Ciyaarta ayaa ahay mid aad u xiiso badan ayada oo la wada sugayey, Ciyaarta ayaa waxay ku bilaabatay Gobolka Nugaal oo shabaqa ku ruxay Goolkii hore ayada lagu jira Qaybitii hore ee Ciyaarta .

Waqti yar ka dib waxaa ciyaarta gool iska dhaliyey kooxda Nugaal oo ayadu si khaldan ay guusheeeda u ruxay banooni ka yimi isla Gobolka Nugaal.

Ugu dambayntii Goolkii Mudug u horseeday in ay raadiyaal Baabuurtii keentay Magalada Garowe ayaa waxaa ruxay shabaqa Kooxda laga yaaban yahay han ciyaareedkeeda ee Nugaal sidaas ayeyna Ciyaarku ku dhamatay 2-1 oo labada ay lee dahay Nugaal.

Dhanka kale hada waxaa suconaya Ciyaar dhex maraysa Banadir iyo Hiiran halka banadir lagu lee yahay 1Goal sido kale waxaa ciyaarta laga fariisiyey laacib ka tirsan Kooxda Hiiraan ayada ciyaartaaas wali ku dhex socoto Garoonka wayn ee Mire awaare Staduim

Muhannad Abdigau Geelle
Director BTS Online

Related Items


Leave a comment