BTS: War dag dag ah Galkacyo

Monday December 27, 2010 - 13:51:48
0 Comments
877
Super Admin
Waxaa saacado ka hor soo gaaray Garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Diyaarad khaas ah oo ka soo kicintay wadanka Kenya
Diyaarada oo ah diyaarad yar ayaa waday kooxo burcad badeed somaliya o ku xirnaa magalada Xeebta ah ee Mambasa Dalka Kenya.

Ayada oo aan wali war bixin fiican laga hayn xaalada iyo sababaha ayaa waxaa diyaaradu ilaa xiligan ku suga tahay Magalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug.

Waarbaahinta BTS Online oo khadka talefoneka kula xiriirtay C/casis Ahmed Xuseen oo ah shaqaalaha airprtka ayaa xaqiijiey in diyaaradu wadao niman laga keenay wadaka kenya kuwaas oo ku xirnaa mudo magalada mombasa ee dalka kenya , sido kale waxaa uu noo xaqiijiyey in ragaan tiradoodu tahay 18 nin ayada o aysana wali cid ku wareejin kooxa wadan ragaan.

Kala soco wararka so kordha BTS online
Muhannad Abdigani geelle
Directer BTS Online

Related Items


Leave a comment