BTS: Dagmada Burtinle ayaa heshay Ambulance " Warbixin iyo Sawairo" Daawo

Thursday December 30, 2010 - 20:02:15
0 Comments
1148
Super Admin
Gudiga Qaban qaabada Dismaha isbitaalka Dagmada ayaa dadaal dheeri ah oo ay sameeyeaan waxaa u suura gashay in ay ku guulaystaan Helida Gaari nooca gurmadka Ah.

Gudiga Dhismaha Hosbitalka ayaa ku howlanaa mudooyinii Dambe hormainta Dagmada iyo Bulshada gudigaan oo ah dhalinyaro reer burtinle ah oo iskood isku abaabulay una kacay in ay wax ka qabtaan baahiyaha Daruurigaa ee jira taas oo ay ka bilaabeen in Dagmada yeelato isbitaal , Hosbitalka oo loo arkay in uu yahay muhiimada koowaad ee baahida jirta .

Gudiga Dhismaha hospitalka oo aan ka daalayn marka hormarinta ayaa isku howlay sidii ay u heli lahaayeen Qaybta ugu wayn ee hospitalku u baahan yahay oo ah gaari nooca Gargaarka ah ee loo yaqaan Ambulance " Ambaasta" ayaga oo dadaal dheeri ah oo ay sameeyey ku guulaystay in ay ugu deeqdo Wasaarada Caafiamdka Puntland gaarigaan .

Gudiga aya wali ku howlan say u dhamays tiri lahaayen hospitalka Dagmada burtinle " Burtinle Health Center " oo hada maraya meel wanagsan dhismihiisu sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku dhowdhow gudiga oo aan xiriir la samaynay.

Dhanka kale waxaa la filaayaa in ay dagmada soo gaaraan Dhakhaariin Caafimad oo u dhashay dalka masar kuwaas oo ka howl gali doona Dagmada 1-1-2011 hadii eebe idmo, dhakhaatiirta oo laba ahsida Warbahinta BTS u xaqiijiyeen Xubno ka tirsan Dagmada ayaa kala qaabilsanCudurada Guud ee Dumarka iyo Dhaqtar Madax ah.

Download DSC00487.JPG (48.3 KB) Download DSC00487.JPG (48.3 KB)Download DSC00487.JPG (48.3 KB)

Download DSC00487.JPG (48.3 KB)

Liibaan yaraani

BTS Burtinle Online

Related Items


Leave a comment