Ugaas Cumar Gelle oo tacsi u diraya dhamaan reer Imaam Mohamud Imaam Cumar

Tuesday May 24, 2011 - 00:30:50
0 Comments
2208
Super Admin
Ugaas Cumar Gelle oo tacsi u diraya dhamaan reer Imaam Mohamud Imaam Cumar
Ugaaska Beesha Yusuf Daarood (Awrtable) Ugaas Cumar Geele ayaa halkaan waxaa uu tacsi uga dirayaa dhamaan reer Imaam Maxamuud IyoBeesha Mudulood meel kasto ay joogaan, geeridii naxdinta lahayn ee kutimid Marxmuun Imaan Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeriyooday dalka Kenya.

Ugaas-ka ayaa sheegay in Imaamku uu ka geeriyooday Somali weyn oo dhan.

Ugaas Cumar waxaa uu Allaha uga baryayaa inuu u naxariisto Marxuum Imaam Maxamuud Imaam Cumar, Janatul Fardawsana ka waraabiyo. Dhamaan ehelka, Qaraabada iyo Somali weynba inuu kawda siiyo samir iyo iimaan.. Aamin

Sidoo kale, Ugaas ku wuxuuUmadaSomaliyeed Ilahay ugu baryayaa in ilahay siiyoNabad IyoDaganaansho Waarta oo lagu liibaano.

**AMIN*AMIN**
Abdihakin Abdi ismail Ilkadhagax
Amsterdam

Related Items


Leave a comment