Xaabsade oo Edeeyay Gudomiyaha Gobolka Banaadir.

Thursday June 16, 2011 - 01:42:57
0 Comments
965
Super Admin
Xildhiban maxamed ibraahim Xaabsade oo hadan ka mid ah xilidhibnada baarlamanka dowlada KMG ee soomalia Horyna xilil wasiiro ah uga soo qabtay dowladii C/laahi yuusuf ayaa banaan baxyadii ka dhacayay magalada muqdisho Ku edeeyay inu ka danbeyay abaabukooda gudoomiyha gobolka Barnaadir Maxmaud axmed Tarsan.
Xaabsade oo la hadalyay qaar ka mid ah warbaahita magalada muqdisho ayaa shegay in uu ogyahay xaqiiqada banaan Baxyada cida ka danbeyso isagoo sheegay in uu hurmuud yahay Tarsan isago sii raciyay in aan banan bax suurta Galeyn haduu uusan mesha ka dhex muuqan Gudoomiyaha gobolka banaadir.

Xildhibaanka ayaa sheegay in bananbaxyadasi ka dhacayay muqdisho ay ahayeen kuwa dad gaar ah oo shaqiyaad ah Loogu daneynayay lacag aad u fara badana lagu biixyay.

Dhanka kale gudoomiyha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed tarsan ayaa gashaanka u daruuray hadalka kasoo yeeray Xildhibaan xaabsade isagoo sheegay in ay tahay warar been abuur ah oo ka fog xaqiiqada.

Hadalka Xildhibaan xaabsde ayaa kuso adaya xili maalmihi lasoo dhaafay ay bananbaxyo xoogelh oo lagu taagerayo Raysal wasaarah qaranka Soomalia Maxamed c/laahi Maxamed Farmaajo ay ka dhacayeen guud ahan soomaali iyo Aduunka oo dhan tasoo ay dadka uga soo horjedeen shirki dhawan madaxda dowlada ku gareen Dalka ugandha.

Si kasto ha ahaatee xildhibanada baarlamanka soomalia ayaa ku kala qeybsan Aragtida ah in uu xilka ka tago Raysal Wasaare farmajo tasuu u aad u xiiseynayo madaxweyne Shariif walow isagu uu shegay in uusan ka tageyn shaqada ayna go'anka uu xilka kaga tagayo ay u tala Baarlamanka soomaalia

Xafiiska Warqabadka Burtinletimes Ee Narobi Kenya.

Burtinletimes@hotmail.com

Related Items

Leave a comment