Tahniyad Aroos: Abdiasis Aydarus IYO Salma Mohamud Haji-Diriye

Tuesday August 02, 2011 - 20:24:13
1 Comments
2308
Super Admin
Waxaan halkaan Tahniyada heer sare ah uga diraynaa lamaanahaAbdiasis AydarusIYO Salma Mohamud Haji-Diriye waxaa aqal galkoodu ka dhacay Gobolka Taxes ee wadanka mareykanka, July 24, 2011. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu kayeelo kuwii isku waara oo kaal maysta cabsida Allah oona kala hela ubud saalax oo anfaca dadkooda, dalkooda iyo diintooda. Amin.

Waxaa Tahniyadaan si wada jir ah u diraya:

Bashiir Haji Diriye
Cumar Haji Diriye
Abdisalaan Haji Diriye
Fartun Haji Diriye
Shamsa Haji Diriye
Qamar Haji Diriye
Hooyo Maanabey
Mohamed Mohamud Haji-Diriye
Ahmed Mohamud Haji-Diriye
Kobra Moahmud Haji-Diriye
Saynab Mohanud haji-Diriye
Abdulahi mohaud haji-Diriye
Daahir mohamud haji-Diriye
Safiya Mohamud Haji-Diriye
Mohamed abdulkadir Haji-Diriye
Ader Mohamed Aden dhere
Ader Mohamed Abdi
Mohamed abdikarim Sheikhomar
Abdirahman Mohamed aden
Eedo Maryan aaden dhere
Eeddo Siraad aden dhere
Qamar Yusuf Dhuuh
Ayaan Abdulkadir Farah
Idil Abdulkadir Farah
Mohamed Abdulkadir farah
Shukri Bashir Mohamud
Dhuuh Jama Gaani
Abdikarim Hersi Warsame
Abdirisaaq Abdikarim Sheikhomar
Abdulkadir Abdikarim Sheikhomar
Mohamud Yusuf Garre
Said Abdikarim Sheikhomar
Dhamaan Dadkaan oo kala jooga dacalada Aduunka waxay leeyahin isku waara oo aqal galkinu ha noqdo midki waayo badan jira Wiil iyo caano gabar iyo caano.

Related Items

Comments


Leave a comment