Ugaas Cumar gelle oo Tacsi U diraya geeridii Naxdin lahyd ee ku timid Caaqil Xassan Xusein Aw Mohamud (Xassan Walore)

Tuesday August 09, 2011 - 04:11:55
1 Comments
1997
Super Admin
Ugaas Cumar gelle oo Tacsi U diraya geeridii Naxdin lahyd ee ku timid Caaqil Xassan Xusein Xassan WaloreI

Ugaaska Beesha Yusuf Daarood (Awrtable) Ugaas Cumar Geele ayaa halkaan waxaa uu tacsi uga dirayaa dhamaanEhelkii Iyoqarabadii uu ka tagay allah u raxmee, Caaqil Xasan xusein aw mohamud (Xasaan waloore), geeridii naxdinta lahayn ee ku timid, Caaqil Xassan walore oo Gacan ka xaqdaran ay ku dishay asaga oo saladii Tarwiix ka soo baxay habeen hore Guri ka mid ah Guryaha ilahay ee ku yala Magalada Galkacyo, Gaar ahaan xafada Garsoor waxaan lee nahayilahay samir Iyo imaan hanaga wada siiyo sxbkay Runtii wuxuu ahaa nin nabada Galkio Qayb wayn ka qaatay iyo waliba deeganadaas oo dhan ,

waligiisana ka qadan jiray runtii wuxuu ahaa nin somaliyeed ma ahan nin qabiil .

Ugaas Cumar waxaa uu Allaha uga baryayaa inuu u naxariisto Marxuum Caaqil Xassan , Janatul Fardawsana ka waraabiyo. Dhamaan ehelka, Qaraabada iyo Somali weynba inuu kawda siiyo samir iyo iimaan.. Aamin

Sidoo kale, Ugaas ku wuxuu Umada Somaliyeed Ilahay ugu baryayaa in ilahay siiyo Nabad Iyo Daganaansho Waarta oo lagu liibaano.

**AMIN*AMIN**
Abdihakin Abdi ismail Ilkadhagax
Amsterdam

Related Items

Comments


Leave a comment