Hanbalyo Dhalasho oo farxad leh

Sunday October 23, 2011 - 03:26:28
3 Comments
5484
Super Admin
Hanbalyo; Abdihakim Ahmed mijir iyo Saido Yaasin Ali Barre Fitilig oo gabar ugu dhalatay wadanka USA gar-ahaan Magalada Boston taariikhdu markay Ah-hayd 17-10-2011, Gabadhaas oo loo baxshay Khadiijo Abdihakim Ahmed Mijir. Dhamaan Asxaabta Abdihakim iyo Saido waxay Hanbalyo kal iyo laab ah u dirayaan Dhalashada Khadiijo iyo waaldiinta Abdihakim iyo Saido, waxay leeyihiin Khadiijo Soo bar baar oo Noqo tii Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteeda anfacda Hadaanu nahay bahda Burtinletimes, waxaan leenahay Aamin aamin.

Dadka Hanbalyada diraaya.

maxamed jamaac saalaah joof

c/laahi jamaac ganaf

cabdiraxmaan Jamaac salax

cabdisalaan Jamac salax

Hooyo safiyo jamac salax

Xawo jamac saalax

Aamino Jamac saalax

Maryan Jamac saalax

Sirad Jamac Saalax

Siciid Jamac salaax

Anbiyo Jamac salax

Halimo Jamac salaax

maymun Jamac salaax

Ayeeyo caasho cabdi maxamed

Caasho Gelle Mohamed

Abdikani Gelle Xaad

Xassan aden Xassan Xidig

Hurfe Cali Qaylo

Xaaji Mohamed Afgaab

AbdiJaran aden Mohamed

Cali Aden Mohamed

Xamdi aden Mohamed

Faadumo Cali aden

Hooyo Raaxo Xuseen

Malyun xasan Ahmed

Dr.Abdiaziz Mohamuud Muallim

Cabdinaasir jamac guray

Mohamed Abdullahi jamac Ganaf

Xabiibo Nuux Ismail

Sahro Abdullahi Jamac Ganaf

Naima Xassan aden (Xidig)

Bilan abdullahi Jamac salax

Yusuf farax xasan yuu yuu

faadumo Aden Bidaar

Maymuun Huruuse Aden Shirwac

Sagal Huruuse aden Shirwac

Iido muuse gurey

Muxubo Dhamuuke

Muxubo khalif xaaji

Mohamed Osmaan Islaanka

Cawil Cadaysay

Fiidaw cadaysay

Ubax sharaf iyo saygeed

Maryan Cali maagteen

Ifraax xuseen nur dirir

Abdkhadar buurdibi

Hibo Buurdibi

Badal Xasshi Dhere

Jamac Xassan Dhooyo qoob-sagaaro

Awkuu cali saylaan

Mahad cali saylaan iyo dhamaan Reer cali saylaan

Fartuun diihaal iyo saygeeda

Abdirasaak Dhaguuf Abdi gelle Baldho

fadumoMohamed Yusuf Abaayo

fartun Yaasin cali barre

Daarood Yaasin Cali Barre

Jabirti Yaasiin Cali Barre

Abdulkadir yaasin cali barre Baale

Jamac Xassan Ahmed JamaBilis

Ubax Mohamed Yusuf guureeye

Cabdiqani Mohamed Yusuf guureeye Ilbir

samsam Cali gaas

Farxiyo Nur qaas

Said nur qaas

Hodan abdi Hodan Janey

Idil Mohamed afgab

c/laahi mohamedAfgaab

cumar Mohamed afgaab

Camaan Mohamed Afgaab

Ali Mohamed Afgaab

Mahad Mohamed Afgaab

Safia Mohamed Afgaab

Sagal Mohamed Afgaab

Khaalid Mohamed Afgaab

cabdiqafar biin Awnuur

SamsamCali Xirsi Ugbaad

Ramlo Daahir Awnur iyo saygeeda

fadumo alawnaxriisay

Ahmed wali alwaynaxariisay

maxamed abdi adan (eeh)

Yusur Mohamed Hurfe

Abdulle Xuseen Nuur Dirir

Farxaan Hurfe

Deeqo Abdisaid Iyo Hooyo Racwi aden dhere

Sacdiyo Jamac Guray

Siciid Cibaar

Abdirisaak Khalif xaaji

Khadiijo Khaliif xaaji

Khadra Muse gurey

Mohamuud Xassan madoobe

Jimcaale Khaliif Diiriye

Ibraahim Abdinur Dhabareey G/dhalinyarada Quruba joogta reer Burtinle

maxamed yare maxamuud Mirre

Abdirishiid Xaashi dheere Dhuubane

Farxaan abdixirsi Sanjab

ayaan Mohamed yusuf Kilinbe

Shamso Mohamed Yusuf Kilinbe

Abdifitax Mohamed yusuf Kilinbe

cabdikhaliif dhoore

Maymun biin awnuur

Idil khaliif xaaji jamac

Deeqo Abdrahmaan Muxumed ismail indhool

Mahad Abdulle Shiidle

Siraad aden dhere

Mohamed aden dhere

Abdideeq aden dheere iyo dhamaan reer aden dhere

Dadkaas oo ku kala Nool Dunida dacaladeeda,Dhamaan reer Boston iyo dhamaan reer burtinle waxay lee yihiinKhadiijo soo bar baar Noqo Tii Dadkeeda Dalkeeda Iyo Diinteeda Anfacada Aaaamin aaamin

Anaguna waxaan leenahay marlabaad soo bar baraar.waxaan idin ka codsanayaa Dhamaan Dadka anaan soo qorin in ay soo qoran karaan qaybta Commentiga ay ugu Hanbalyeen karaan,

Hadaan nahay Maamulka Burtinletimes waxaan idinka balan qaadaynaa In aan idin kugu shaqayno si hufan oo ay xushmadi Ku dheehan tahay,sidaa darteed Commentiga ku soo dira,iyo waliba fikirkiina, Ama E-mailka hoose.

waa mahadsan tihiin

Related Items

Comments


Leave a comment