Degmada Dhahar Oo Siweyn Farxad Looga Muujiyay Kadib Guushii Xulka Haylaand Ay Ka Gareen Kooxda G/Mudug

Sunday August 22, 2021 - 22:57:31
0 Comments
443
Dhahar

Dhahar ayaa Galabta Siwayn Looga Dabaal Degay Kadib Guushii Ay Ka Gaareen Xulka Gobalka Mudug ciyaarta Sama fnalka Koobka Gobolada puntland.

Ciyaarta oo aheyd mid xiiso badan ayaa 90 daqiiqo ee loogu talagalay kusoo dhamaatay 1: 1. 

Xulka Gobalka Haylaan ayaa iska xaadiriyay Finalka Tartanka Ciyaaraha Gobalada Puntland, kaddib markii ay Rigoole 4-5 ah uga adkaadeen kooxdii Gobalka Mudug, ciyaarta ayaa ka dhacday galabta garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe.




Related Items


Leave a comment