Hanbalyo Jamac Mire Dhahar iyo maymuun Yaasin Cabdi Shakuur oo Holland ku Aqal galay.

Saturday August 31, 2013 - 01:10:40
0 Comments
1444
Super Admin
HAMBALYO AROOS
Waxaan halkaan tahniyad uga diraynaa Xidiga iyo Xidigta,Lamaanaha aan kala dhicin kala maarmin Jamac Mire Dhahar iyo Maymuun Yaasin Cabdi oo Arooskoodu ka dhacay Magaaladda Beverwijk ee waddan ka Holland, Taariikhdu markii ahayd 29/8/2013

Dhamaan Umadda soomaaliyeed ee ka soo qayb gashay Xaflada iyo dhamaan Jaaliyadda reer Puntland ee wadan ka Holland waxay lee yihiin isku waara oo kala hela Ubad khayr qaba Aaamiin Aaamin Yaa Allaah.

Waxaa sidoo kale Dhambaal taa limid hawada u marinaya Lamaanaha Isdoortay, dhamaan shaqalaha iyo hawldeenada warbaahinta Burtinletimes.
Isku waraa ayaan idin leenahay.

Related Items


Leave a comment