Dhibaatoyinkaas Soo Foodsaartay dumarka Ku Nool kaamamka Barakacayaasha Gaalkacyo Ayaa Waxay Isugu Jiraan Dil Gacanqaad Ah,iyo Kufsi Taas oo ay Geysanayaan Kooxo Ku Hubaysan Qoriga Ake 47,Bastoolado iyo Tooreey.
Hadaba Arintaasi Ayeey Uga Warameen Qaar kamid Ah Warbaahinta Mid Ka Mid Ahayd Gabdhaaha Ka Shaqaysta Maqaayadaha Yar yar Ee Ku yaalla Magaalada gaalkacyo, Gabadhaan Ayaa Waxay Sheegtay in Weerarka Lagu Qaaday Iyada iyo Gabar Kale oo La Socotay Si Loo Kufsado Laakiin Nasiib Wanaag Ay Qayliyeen Taasna Ay Sababtay In Dablaydii Halkaasi Isaga Baxsadeen
Arintan Ayaan Waxaan Weeydiinay Taliyaha Saldhiga Bartamaha Magaalada Gaalkacyo Gaashaanle Shiil Sida uu U Arko Dhibaatooyinka Ay Ka Cabanayaan Dadka Barakacayaasha Ah Iyo waxa .Ilaa Iyo Iminka Ay Ka Qabteen Waxaana Uu Sheegay In Ay Wax Badan ka Qabteen Amaanka Islamarkaana Burcad Badan Soo Xir Xireen Baaritaanka ka Dibna Ay maxkamada U Gubinayaan Eedeysanayaashaasi
Axmed Khadar Maxamed Cumar
Burtinletimes.com
Gaalkacyo,Somaaliya
Leave a comment