Tahniyad Farxad leh

Sunday December 18, 2011 - 01:32:05
0 Comments
4800
Super Admin
Hanbalyo Hanbalyo Cabdirashiid Aaden Muxumud iyo Samsam Cabdulahi Yuusuf oo Meher koodu ka dhacay Magalada Qardho ee gobolka Karkaar, Taariikhdu markay ahayd 12-Dec-2011,Waxaan leenahay Caruuska Iyo caruusada Isku waraa oo kala hela Ubad qayr qaba Aaaaamin. Aaaaamin. Dadka Tahniyada Diraya,

1< Hooyo maryan Xassan Cali

2< Hooyo Faadumo Muuse Xuseen

3< Aabbe C/laahi Yuusuf cade

4< Hooyo Sacdiyo Cabdi ismaciil

5< Aabbe Aadan Muxumud ismaciil

6< Maxamed Cabdi Ismaciil

7< Cabdulqaadir Cabdi Ismaciil

8< Maxmud Cadullaahi Shire Amaan

9< Aamino Cabdulle Ismaciil

10< Sundus C/risaaq Cabdi

11< Fahmo Cali Axmed

12< Maxmed Aadan Muxumud

13< Nasteexo Maxmed Yuusuf

14< Faadumo Cabdulle Ismaciil

15< Aaamino Maxmed Salaad

16< Aamino Axmed Cabdulle

17< Xawo wadaadyare

18

19< C/ani Diiriye Mulaaq

Iyo dhamaan ilma Cabdi Ismaciil

waxay leeyihiin dhamaan dadkaas kor ku xusan noqda kuwii isku waara kala hela ubad kheyr qaba , Sidoo kale waxaa tahniyad taas la mid ah U diraya dhamaan bahda warbaahinta Burtnletime.com .

Waxayna leeyihiin Wiil iyo caano Gabar caano

Related Items


Leave a comment