Meherkii Ubah Mohamud Kaarshe iyo Liben Ali Hussein Falaage

Sunday June 14, 2009 - 14:53:53
0 Comments
2954
Super Admin
Waxaa halkaan Hamblayo iyo bogaadin uga diraynaa Arooska iyo Aroosada Ubah Mohamud Kaarshe iyo Liben Ali Hussein Falaage oo meherkooda ka dhacay Minneapolis, MN taariikhdu markii ay ahayd June 13, 2009 waxaana ilaahey uga baryeynaa inuu ka dhigo kuwii isku waaro ubad kheyr qabana ilaheey kala siiyo ..aamiin...aamiin...aamiin

Waxaa Hambalyada diraya

 Dhamaan reer Hersi Arab

Hooyo Maryan Aden Mohamed

Mahamed Hersi Carab

Abdikarim Hersi Carab

Dhool Hersi Carab

Dahir Hersi Carab

iyo

Sahro yusuf Ugaas

Siman Mahamed Yusuf

Khadra Abdi Muuse

Muna Ahmed Mahamed

Iyo

Reer Hussien Falaage

Reer Yusuf Ahmed Beyle

 

Bahda Xaarxaar Online  waxay leedahay noqda kuwii isku waara oo kala hela ubad khayr qaba. Aamin

 

Related Items


Leave a comment