Ra"iisul Wasaare Rooble oo Weriye Maxamed Ibrahim Moalimuu u magacaabay Afhayeen

Wednesday December 30, 2020 - 12:30:57
0 Comments
413
Nasteeh Bare
Ra'iisul Wasaaraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddo ayaa sanado kadib magacaabay Afhayeen ay yeelaneyso Xukuumada Soomaaliya, Wareegto kasoo baxday Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Afhayeenka Xukuumada federaalka loogu magacaabay Wariye hore Maxamed Ibraahim Macallimuu . Afhayeenka Xukuumada ayaa hada ahaa Xoghayaha ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ, Macalimuu ayaa kasoo shaqeeyay Idaacada BBC iyo Warbaahino kale. Wareegto kasoo baxday Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Afhayeenka Xukuumada federaalka loogu magacaabay Wariye hore Maxamed Ibraahim Macallimuu . Afhayeenka Xukuumada ayaa hada ahaa Xoghayaha ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Fesoj , Macalimuu ayaa kasoo shaqeeyay Idaacada BBC iyo Warbaahino kale. Dhinka kale Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble ayaa Maanta Maxamed Ibraahim Nuur u magacaabay inuu nqodo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa, isla markaana waxaa uu bedelayaa Cabdirisaaq Caato. Xoghayaha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La-taliye u ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliyeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Related Items


Leave a comment