Xulka Gobolka Nugaal Karbaashay Xulka Gobolka Cayn

Saturday August 21, 2021 - 20:52:48
0 Comments
288
Garoowe

FULL-TIME ⚽️ 

Nugaal ayaa iska xaadirisey kama-danbaysta koobka Puntland waxayna baska dib u saartay xiddigaha Cayn ee ka yimid Hawdka iyagoo looga badiyay  4-2 oo guusha ay Ku raacday Nugaal.

Xamaasada Ciyaarta ayaa laga dareemayay Tageerayaasha kala duwanaa ee soo xaadiray garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe.

Iminka Xulka Nugaal waxay Sugaysaa Heylaan iyo Mudug kii soo baxa.

 Koobka Puntland ⚽️
Meeraysane.com
Garoowe

Related Items


Leave a comment