Qisooyinka Cajiibka Oo Ka Hadleeysa Qoom Alle Ka Dhigay Daanyeero (Dhagayso)

Friday January 28, 2022 - 14:25:13
0 Comments
465
QISO

Jimce Wanaagsan Asxaabta kala duwan ee Ku xiran warbaahinta Meeraysane Waxaan idiin haynaa mid kamid ah Qisooyinka Cajiibka ee ka dhacay dunida.


Qisada maanta oo jimce ah aan idiiin soo gudbinayno ayaa ka hadlaysa qoob jibiyay amarka Eebe oo laga dhigay daanyeero .


Waxaana inoo soo gudbinaaya Ajir iyo xasanaad allaha ka siiyee Shiikh Xuuseen cali jabuuti halka aad kala socotaana waa Meeraysane.com oo ka shaqeeysa dacwada islaamka.


Meeraysane.com



 

Related Items


Leave a comment