Laba Ruux Oo Ku Geeriyooday Shil Gaari Iyo Dhaawac Gaaraya 6-Ruux.

Monday November 20, 2023 - 11:15:14
0 Comments
132
ahmed raajaa
XAAJI KHAYR
Laban ruux ee geeriyootay ayaa mid uu yahay ilmo yar halka 6- kale ay ky dhaawacan shil gaari oo xalay ka dhacay degaanka Xaaji Khayr oo ka tirsan gobolka Nugaal.

Kadib markii Qoys ka bara-kacay xiisadda ka taagan magaalada Garoowe,iyadoo shilkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Shilkaas ayaa ka dhashay kadib markii ay isku dhaceen gaarigii qoyska waday iyo mid xamuul ah oo ka yimid dhinaca magaalada Boosaaso.

Inta badan shilalka noocaas oo kale ah ayaa loo aaneyaa wadooyinka oo xun xun iyo darawaliinta oo aan laheeyn qibrad fiican.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment