Waa Dersigii Jimcaha Oo Xiiso Gaar,ah Xambaarsan Ee Dhagaysi Wanaagsan

Friday December 15, 2023 - 14:28:18
0 Comments
86
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meelkasta oo aad joogtaan maanta casharkaan waxa uu ka hadlayaa arimo badan oo fiqi iyo waxyaabo kale.

Waana dersi aad idiin anfacaya insha,allah Waana mid kamid ah daruusta uu aqriyo shiikh abuukar xasan maalin.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan geeska Africa, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Sikastaba ha noqotee waa inaan ka faa'ideysano casharadaas burqanaya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin. 

Meeraysane.com 


Related Items


Leave a comment