Ururka Haweenka Qaranka oo Muqdisho ku qabtay banaanbax looga soo horjeedo damaca dalka Ethiopia

Tuesday January 09, 2024 - 14:41:19
0 Comments
137
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ururka Haweenka Qaranka oo Muqdisho ku qabtay banaanbax looga soo horjeedo damaca gurracan ee Ethiopia iyo Muuse Biixi.

Gudoomiyaha ururka haweenka battuulo axmed gabale oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in ay ilaaween in soomaaliya ku kaliftay inay Itoobiya cunaan hilib cayriin ah.

banaan baxayaasha ayaa maanta ay siweyn curaysnaa, iyagoona ay isugu soo baxeen qaar kamid ah haweenka ku dhaqan gobolka banaadir.

Cadaawada dadka soomaaliyeed u qadeen dalka Itoobiya ayaa soo cusboonaatay kadib markii 1/1/2024 madaxweynaha maamulka somaalinad, heshiis beenaad dhinaca bada ah la saxiiday R/wasaaraha dalka Ethiopia.

taas oo keentay in dhamaan dadka soomaaliyeed iyo dowlada ay si isku mid ah meel uga soo wada jeestaan damaca foosha xun ee dalka ethopia.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment