Jaalle siyaad oo kal hore sheegay in xabashidu fidno joogto ah ka waddo geeska Africa

Friday January 12, 2024 - 16:19:06
0 Comments
77
ahmed raajaa
MUQDISHO
Allaha u naxariistee hogaamiyihii xisbiga hanti wadaaga kacaan saoomaaliyeed ahaana madaxweynaha Jamhuuriyada soomaaliya Jaalle Siyaad ayaa horay u sheegay waxa mashaqada ka wada geeska Africa inay yihiin Xabashida.

Iyagoo raadinaya dhul boobka muddo aad u dheer sida uu tilmaamay Allaha u naxariiistee madaxweyne maxamed siyaad Barre.

Jaalle siyaad ayaa xili hore sheegay inay fidno ka wadaan wadamada geeska Africa iyagoo abuuraya iskudir iyo qalaase joogto ah

Related Items


Leave a comment