Deni oo ka mahad celiyay kasoo qayb galka munaasabadii caleemasaarka

Wednesday January 31, 2024 - 19:28:48
0 Comments
81
ahmed raajaa
GAROOWE
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u mahadceliyay Masuuliyiintii iyo marti sharaftii kasoo qeybagashay munaasabadii Caleemasaarkii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ee Garoowe ka dhacay 25 January 2024.

Madaxweyne siciid deni ayaa tilmaamay in puntland ay dhigtay go gol nabadeed kaas oo u soo dhaweeyay madaxweynaha federalka somaaliya.

Madaxweynaha Federaalka ayaa ajandayashii looga hadli lahaa diyaarintooda u saaray R/wasaare kuxigeenka soomaaliya.


Related Items


Leave a comment