Kusimaha wasiirka arrimaha dibada DFS oo gaaray magaalada Adiz ababa ee dalka Ethiopia

Tuesday February 13, 2024 - 14:10:14
0 Comments
62
ahmed raajaa
ADIZ BABA
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray magaalada magaalada Addis ababa ee caasiamadda dalka Itoobiya.

Wasiir Balcad ayaa halkaasi kaga qayb geli doona shirka 44-aad ee waddamada midowga Afrika, kaas oo looga hadli doona xaaladda guud ee Qaaradda iyo sidii loo wajihi lahaa caqabadaha jira.

Related Items


Leave a comment