Abdirazak Adomow iyo Nuurto oo wiil ugu dhashay Boston

Friday September 25, 2009 - 06:11:18
0 Comments
3097
Super Admin
Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada waxay halkaan Tahniyad dhalasho ah uga dirayanaan Abdirazak Mahamed Cadullle (Adomaw) iyo Xaaskiisa Nuurto Cismaan Mohamed oo wiil ugu dhashay Magaalada Boston ee Cariga America.

Wiilkaas oo loo baxshay Yaasiin Abdirazak  Mohamed, waxaan leenahay Yaasinow soo barbaar oo nuqo mid dadkiisa, Diintiisa iyo Dalkiisaba anfaca. Aamiin.

Waxaa Tahniyadaan diraya:

Aabe Mohamed Abdulle Ismaciil
Hooyo Xaliimo Xirsi
Abti Mohamud Abdi Yusuf
Eedo Sahro Idirs
Eedo Ruqiyo Ahmed Shire iyo Caruurteeda
Eedo Aamino Abdulle Ismaacii iyo Caruurteeda
Shucayb Mohamed Abdulle
Abdulkadir Mohamed Abdulle
Sharmake Mohamed Abdulle
Shamso Mohamed Kilimbe
Ayaan Kilimbe
Khadiijo Cali Bare iyo Caruurteeda
Shugri Shiinle
Ismahaan Mohamed Abdulle
Abdifatax Kilimbe
Abdullahi Mohamed

Bahda Xaarxaar Online waxay leedahay Yaasinow soo barbaar oo Noqo mid hogaamiya Bulshada. Aamin 

Related Items


Leave a comment