Wararka

Soomaaliya iyo walaaca duulaanka shisheeye

0 Visits: 35 | Thursday September 12, 2019 - 03:06:06
Hadii ay jirto kala fogaansho iyo is fahamka oo xumaad, ma iska celin karnaa Cadowga dibada? Tusaale Dagaalka bada ee nagu socda islamarkaana ay waddo Kenya, waa khatar waxa uuna yeelankaraa wajiyo kale waxaana-nala dagaalamaya dal hey'adiisa dhisanyihiin tan iyo markii uu xorriyadda qaatay.

Read More »

Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si dar-dar leh u socda (Warbixin)

0 Visits: 30 | Thursday September 12, 2019 - 02:58:45
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa la aas-aasay 12-ka April 1960-kii, kaasoo lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horimood, oo lagu magcaabi jiray waqtigaa Cali Boobaaye.

Read More »

Waxaan arkaa Soomaaliya oo dunida u soo Ordeyso (Warbixin)

0 Visits: 343 | Thursday November 15, 2018 - 01:20:04
Shirkadda Kenya Airways oo ka mid aheyd dayuuradaha duulimaadyada Caalamiga ah ku iman jiray Muqdisho xilligii beri samaadkii, ayaa waxay joojisay duulimaadkooda wixii ka dambeeyey markii ay burburtay dowladdii marxuum Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre sanadkii 1991kii, waxaana la filayaa in duulimaadka…

Read More »

Maxay ka dhigan tahay Guusha Ilhaan Cumar?

0 Visits: 381 | Monday November 12, 2018 - 22:37:59
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku ah Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka ayaa ah guul u soo hoyatay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, inta aanan gudagalin dulucda qormadaan, marka hore Ilhaan Cumar waaqof ceyn kee…

Read More »

Bayaanka wadajirka ah ee dhexmaray madaxda Soomaaliya Itoobiya iyo Ereteriya.

0 Visits: 293 | Sunday November 11, 2018 - 05:36:21
Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya.

Read More »

5 Qodob oo Soomaaliya ay ka faa'iidday ka qeyb galka Shirka Madaxeedka 30aad ee Afrika

0 Visits: 692 | Thursday February 01, 2018 - 21:45:03
Madaxweyne Farmaajo ka qeyb galkiisa Shirka 30aad ee Madaxda Afrika ayaa muhiimad gaar ah lahaa, maadama uu yahay shirkii ugu horreeyey ee Madaxda Afrika ay isugu yimaadeen oo uu ka qeyb galayo Madaxweynuhu tan iyo markii la doortay.

Read More »

Maxaa Horyaala Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Benaadir?

0 Visits: 654 | Tuesday January 30, 2018 - 04:40:41

Read More »

Ciidamo Turkish ah oo gaaray Muqdisho

0 Visits: 867 | Thursday August 24, 2017 - 03:49:29

Read More »

FAALLO:- XUKUUMAD XIL GUDAN-WAA IYO BAARLAMMAAN DANTIISE GUTE

0 Visits: 914 | Wednesday August 16, 2017 - 19:34:34
Waxay ahayd dhawaan markii aqalka wakiillada dowladda Puntland oo dadku ku xaman jireen inuu hurdo dheer ka galay howlihii uu bulshada wakiilka uga ahaa uu hal mar soo baraarugay oo heeryada la kacay si kadis ahna xilkii uga xayuubiyay xukuumaddii Abdiwali Gaas iyagoo u cuskuday xil gudasho la'aan.

Read More »

Beesha Tanade oo ku dhawaaqday inay masiirkeeda ka tashaneyso... Sii Akhri

0 Visits: 829 | Tuesday August 15, 2017 - 17:57:07
Beesha Tanade oo ku dhawaaqday inay masiirkeeda ka tashaneyso kadib gabagabada gogoshii Garowe (WAR SAXAAFADEED)

Read More »

Deegaanka Xaarxaar oo horumar balaaran ka socdo (Sawiro)

0 Visits: 36959 | Monday August 14, 2017 - 19:09:41

Read More »

Taarikhda Uhuru Kenyatta oo kooban

0 Visits: 1006 | Saturday August 12, 2017 - 16:18:53

Read More »

Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho "SAWIRRO"

0 Visits: 603 | Tuesday August 08, 2017 - 19:03:04

Read More »

Deegaanka Xaarxaar oo laga hirgaliyey xarun Caafimaad

0 Visits: 543 | Monday August 07, 2017 - 03:43:06

Read More »

Eng. Barre oo daabacay Buuga Sahal - Barashada wadista baabuurta.

3 Visits: 1851 | Saturday August 05, 2017 - 19:26:25

Read More »

FACEBOOK