Waxaa halkaan Tahniyad siwada jir ah uga diraya dhamaan ehelka iyo qaraabada Abdirahman Maxamed Adan iyo Safiya Maxamuud Xaaji Diiriye oo will ugu dhashay magaalada Dallas ee cariga America willkaas oo loo baxshay Jibrill. Waxaan leenahay Allaha haka dhigo mid diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa anfaca oo waaridkiis u noqda baari. Ilaahaw Amiiiiiin
ü Awoowe Mohamed Adan
ü Ayeeyo Malyuun Jamac Cumar
ü Maxamed Cabdi Xussen
ü Dahabo Cabdille Gaashaan
ü Maryam Adaan Yuusuf
ü Maxamud Adan Yuusuf
ü Siraad Adan Yuusuf
ü C/Deeq Adan Yusuf
ü Muxubo Adan Yuusuf
ü Yaxbul Adan Yuusuf
ü Xabiib Xaaji Diiriye
ü Canbaro Maxamed Adan
ü Baydan Maxamed Adan
ü Shamso Kilimbe Yusuf
ü Ayaan Kilimbe Yuusuf
Bahda Xaarxaar Online waxay leedahayJibriilaw soo barbaar oo Noqo mid hogaamiya Bulshada. Aamin
Leave a comment