Tahniyad Aroos

Wednesday June 27, 2012 - 20:47:11
0 Comments
5467
Super Admin
Tahniyad Aroos:

Dhamaan asxaabtaan,qaraabadan iyo ehelkan oo dhan waxay Tahniyad aroos udirayaan

Mr Abdulrahman Khalif Farah
Iyo
Mss Mulki Mohamud Ugaas

Oo meherkooda iyo aqal galkoodu 23/06/2012 uu ka dhacay Magaalada Hague ee wadanka Nederland.

Waxaan ilaah uga beryeynaa kuwii isku waara oo ubada khair badan kala hela.
Wiil iyo caano gabar iyo caano.

Aamin...................Aamiin......................Aamiin.

Dadka tahniyada Diraya.

Aabe Khalif Farah
Hooyo Xaliimo Mohamud Warsame
Dhamaan Reer Khaliif Farah
Dhamaan reer Mohamud Ugaas
Sheikh Mohamud Aw Muse
Mohamed Hassan Kulmiye
Said Abdikarim Sheikh Cumar
Abdirisaaq Abdikarim Sheikh Cumar
AbdulKadir Abdikarim Sheikh Cumar
Dhamaan Ilma Abdikarim Sh Cumar
Yusuf Mohamed Abdi
Mohamud Yusuf Garre
Abdi Hassan Jama(Gadakeen)
Abdulaahi Ahmed Barkhadle
Taqwa Muse Sh Mohamed
Sumaya Nuux Gulled
Farduus Aw doon
Mohamud Gayre Jicmaale
Ali Abdulaahi Jimcaale
Suldaan Husein Abdul

Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Gudaha somaliya iyo Dibadaba waxay Tahniyada Gaarsinayaan Lamanahaas waxayna leeyahin Eebbe ha idinka yeelo kuwii Waayo badana wada jira.

W/Q Said Abdikarim SH Omar
Hague-Nederland



Related Items


Leave a comment