Tahniyad Dhalasho farxadeed

Sunday December 18, 2011 - 15:28:26
0 Comments
4572
Super Admin
Hanbalyo Hanbalyo,Jabriil Khaliif Xayir iyo Laki Axmed Feera yare oo wiil Ugu Dhashay,Waddanka Holland gaar ah,aan Magaladda Zwolle ee Gobolka overijssel,Taariikhdu Markay ahayd 13-12-2011,wiilkaas oo loo baxshay, Nahyaan Jabriil Kahliif,Waxaan leenahay Nahyaan Noqo Kii anfaca dalkiisa Dadkiisa iyo Diintiisa Aaaaaaamiin Aaaaamin. Dadka Tahniyada ditaya,
123456789101112Maxamuud Cbdi Xassan
1314151617< Daadir Cali Ciise
18< Xaawo Cali Ciise
1920< Maxmud (Jirde)
21< Mahad C/laahi Faarax
Iyo dhamaan rer Khaliif xayir , rer Feera-yare
Dhamaan dadka kor ku xusan waxay leeyihiin Nahyaan soo bar baar , Waxa tahniyad taa la mid ah diraya bahda Warbaahinta Burtinletime.com


Related Items


Leave a comment