Tahniyad dhalasho

Friday September 17, 2010 - 00:17:59
0 Comments
4078
Super Admin
Waxaan tahniyad si wada jira halkaan ugu diraynaa;Ehelka iyo qarabada; Ibraahim abdulahi farax iyo Niciimo abdulahi ahmed; oo gabar ugu dhalatay wadanka holland gaar ahaan magalada amsterdam;Taariikhdu markay ahayd 16.9.2010; Gabadhaas oo loo baxshay; Farxiyo IBraahim Abdulahi Farax; Waxaan lee nahay ilahay haka dhigo tii anfacda Dadkeeda;dalkeeda. iyo diinteeda Aaaamin:

              Dadka diraya Tahniyada

1.>Abe abdullahi farax

2.>hooyo nadiifo abdullahi Mohamed iyo dhamaan abdullahi mohamed

3.>Hooyo Madiino jimcaale Weheliye

4.>mohamed Abdullahi ahmed

5.> Qamar Abdullahi Ahmed

6.>abdiwahaab Abdullahi Ahmed

7.>Abdisalan Abdullahi ahmed

8.>Daauud Abdullahi ahmed

9.>Rahmo Abdullahi Ahmed

10.> Dhamaan reer Ali culusaw

11.>Dhamaan reer Ahmed Shirwac

12.>Xalimo Abdullahi Farax

13.>Abdiziz Abdullahi Farax

14.>yusuf Abdullahi farax

15.>Khadro Abdullahi farax

16.>Idman Abdullahi farax

17.>Saynab Abdullahi farax

18.>Dhamaan reer Abdulaahi farax Cawooley

19>Qaali Ali goley

20.>Farxiyo Ali goley

21.>Maryan ali goley

22.>dhamaan reer Ali goley

23.>Abdihakin abdi ismail (ilko)

24.>Abdirahmaan xasan mohamud (sadax gees )

25.>abdifitax Mohamed nur (Banjar) iyo Marwadisa Hamdi omar

26.>Abdirixiin Mohmamed nuur

27.>Mulki Mohmamed mohamud.iyo saygeeda yuusufeey

28.> Abdulqadir farax  mohamed (Ajaalax

29.> Muxyadiin Ali Gacal (Udubeey)

30.>Xassan Caroono mohamud (Xasan Akhyaar )

31.>saido Caroono Mohamud (beelo )

32.>Said omar caseer ( said Nabadoon)

33.>Mohamed Ahmed nuur (Fiyaad) Iyo marwadiisa ruqiyo

34.>Cashuuni Cadey

35.>Samiiro Ali nuur iyo saygeeda abdullahi qoor dheere

36.>Mohamed shabaab

37.>Xassan Abdullahi shiikhow (Xasanow )

38.>Abdikarin ahmed (kataanga )

39.>Maryan xaaji  Abdullahi

40.>Mohamed Ali

41.>Daahir mohamed mohamud (Dahir aflow)

42.>Maryan Mohamed salaad.(Maryan dheerey) Iyo saygeed Ahmed

43.>Xabiibo Duco.iyo saygeeda. Iliyaas abukar

44.>Sheikh said Abdullahi

45.> sheikh Abdinasir Ahmed jama

46.>mohamed osman jalafey

47.>Shugri Nuur Xasan

48.>Sahra omar xasan

49.> Ayaan abdullahi ali

50.>Mohamed xasan abdullahi

51.>ayeeyo nuuro farax sharmarke

52.>ayeeyo maka calasow

53.>maryan mohamed iyo wiilkeeda jamaal

54.>ali dhuux aden gorayo

55.> dhamaan asxaabta reer crailo

56.>siimaa abdirixmaan mohamed

57.>sabnaa Ali aden

58.>Nur mohamed farax

Bahda Xaarxaar Online waxay leedahay farxiyo ibrahim soo barbaar oo Noqo midii Dadkeeda Dalkeeda iyo Diinteeda Anfacada; Aaaaaaaaaaaamin

 

Related Items


Leave a comment