Tahniyad Dhalasho

Saturday February 05, 2011 - 19:06:28
0 Comments
3278
Super Admin
Waxaan halkaan tahniyad DHalsho looga Dirayo Mudane C/laahi Ahmed Aadan " Budhug" iyo Marwo Nadifo faarah oo gabar ugu dhalatay Burtinle Gobolka Nugaal Wadanka somaliya waxaan lee nahay Gabadhaas noqo tii diinteda Dalkeeda iyo Dadkeeda Anfacda Amiin Amiin

Dadka Tahniyada Diraya

*Dhaman Ururka Ayaa ka talis ee uu xiriryaha u yahay C/laahi

*Dhamaan Bahda Warbaahinta BTS Online

*Dhaman Shaqaalaha Shirkada telcom laanta Burtinle

*Aaabe Ahmed Aadan iyo xaaskisa iyo Caruntisa

*Dr C/qaadir Mohamed Yuusuf " Kaabe"

*Eng Shucayb SHiikh Ahmed Du'aale

*B/Man Ahmed Daahir Faarax

*Director BTS Online Muhannad Haad Gele

*iyo Bulsho badan oo aan la so kobi karin

Waxaan lee nahay Nuune soo barbaar noqona tii anfacda Dalka Diinta iyo Dadkaba

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Related Items


Leave a comment