Hanbalyo Aroos oo ka dhacday wadan ka Holland;

Wednesday May 11, 2011 - 01:50:37
0 Comments
6264
Super Admin
Waxaan hanbalyo iyo bogaadin udireynaa arooska iyo aroosada oo kalah Sahro cumar xasan ( fooldheere) iyo Canshuur xasan ibraahim oo aqlgalkoodu ka dhacay wedenka Nederland gaar ahaan magaalada doetonchem taariikhdu markey aheed 15/04/2011 waxaa u diraayo
1)Hooyo Xaliimo cali caato
2)Hooyo Aamino cali geneey
3) Hooyo Xaliimo maxamed muude
4) Hooyo madiino cali geneey
5) Ibraahim cumar xasan iyo xaaskisa naado
6) Faaduma cumar xasan iyo xaajigeeda
7) Saciido cumar xasan
8)C/aahi cumar xasan
9) Cismaan cumar xasan
10) Caawo cumar xasan
11)Maxamedxasan ibraahim
12)Xamuudeey xasan ibraahim
13)Maryan xasan ibraahim
14) Faaduma xasan ibraahim
15) Mako xasan ibraahim
16)Shariifo xasan ibraahim
17) Raaxo xasan ibraahim
18)Abti cabdi cali iyo xaaskiisa
19) Hani maxamed xuseen iyo xaajigeeda
20) Cumar maxamed xuseen iyo xaaskisa
21) Axmed shiikh cali iyo xaaskiisa
22) Shukri nuur xasan iyo xaajigeeda c/aahi
23)C/naasir maxamuud xaashi ( ceerow)
24) Xaliimo sacdiye c//e faarax
25) Faadumo c//laahi yaanyo
26) Naciimo c//laahi axmed
27)Fartuun maxamed xasan waxaan marlabaad hanbalyo u direynaa arooska iyo aroosada oo kala ah Sahro cumar xasan iyo canshuur xasan ibraahim waxaana idin leenahay kuwii isku waaro ubad qayr qabana kala ah ilaah ha idinka dhigo wiil iyo caano gabar iyo caano

Related Items


Leave a comment