Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Sheegtay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Ex Xaruntii Hargaha Iyo Saamaha Magaalada Muqdisho

Wednesday October 05, 2011 - 19:13:29
0 Comments
1911
Super Admin
Afhayeenka Xarkada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo Shir Jaraa,id ku Qabtay Shalay Gelinkii Danbe Muqdisho waxaa uu ku sheegay in Masuuliyada weerarka Qarax ee ka dhacay Ex Xaruntii Hargaha Iyo saamaha inay iyagu geysteen Waxaa uu Sh,Cali Maxamuud Raage sheegay in Ay Fuliyeen Qaraxaas Guutada Istishaadiyiinta oo Ah Guuto U Taba Baran Sideey Cadawga Dhabarka uga Jabiyaan Waana Ay Ku Guulaysteen Bi,idnilaah Ilaah ayaana mahad Taas Iska Leh.
Allaah jala wacal waxaa uu muhaadiinta u suurta geliyay Gaari Nooca Xamuulka ah- oo runtii si fiican Ay uga buuxaan Waxyaaba Qarxa walaal ka mid ah walaalaha mujaahidiinta khasatan oo guutada istashhadiyiinta ka mid ah uu halkaa uu Galo oo meeshii la Rabay oo hadafkii la rabay weliba dhexda ka istaago waxay digniin u tahay arintani cid alla ciidii u maleyneysay in wadanka hadii la qabsado la haysan karo waxay Dignin u tahay qolooyinka ku soo qulqulaya ee kirishtaanka iyo gala Raacdaya ah Waxayna Ogaadaan In wadankaan uu Dad Leeyahay ,Cidkasta oo uma Leeynaysa In Ay ku ladeeyso kumalidoonaan ,waxaana Ku sugaya Mood iyo Geeri Baqtigoodaana Laga Qaadidoonaa Wadankaan”

Arintaan ayaan Ahayn Mid Cusub Oo Ay Geestaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab oo Horay marar Farafbadan Qaraxyo ugu geeystay Mas,uuliyiin Ka Tirsan DKGS Waxaana Kamid ahaa Qaraxyadaas kii loo Geeystay Kal Hore Co.Madaxweynihii Hore C/laahi Yusuf Axmed Xiligi Dowlada Ay ku Sugneeyd Baydhaba ,Sidoo kale Cumar xaashi aadan Iyo Saraakiil Etopiyan ah oo Ku sugnaa Magaalada Balad weeyne Xarunta G/Hiiraan.

Burtinletimes@hotmail.com.

Related Items


Leave a comment