Tacsi.Shil gaari oo gaystay Dhimasho iyo dhaawac.

Saturday February 09, 2013 - 18:05:56
1 Comments
1467
Super Admin
Inaalilaahi wainaa ilayahi rajicuun

waxaa goor dhawayd nasoo gaartay geeri naxdin leh oo kutimid walaalkeen c/raxmaan hurdaaye kadib markii uu shil ku galay wadad iskuxirta Garowe iyo gaalkacyo, Marxuumka ilaahay ha u naxariisto samir iyo Imaana Allah haka siiyo dhamaan ehelka iyo qaraabada uu katagay. Sidoo kale waxaa dhaawac soo gaaray Axmed Sareed Indhaguran oo lasocday Ilaahay caafimaad sariic ah walaakeen hasiiyo Amin.

Related Items

Comments


Leave a comment