Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Maxamuud Abu Dhalxa ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa u jeediyey Dhalinyarada Masjidka waxaana cinwaanka muxaadarada ay ahayd Qu,aanka Muxuu ka Sheegay Nabi Ciise CSW oo ay ku been abuurtaan Gaalada
Muxadarada Isbuuca: Muxuu Qur'aanku ka Sheegay Nabi Ciise CSW?

Leave a comment