Sheeko Gaaban Oo Ku Saabsan Waraabaha

Friday August 27, 2021 - 11:00:33
0 Comments
568
Waraabe

Jimce Wanaagsan Meel kasta oo aad joogtaan Asxaabta inagala Socota Meeraysane.com

Aan ku Bilaabee Xaywaanka Duur joogta ah ee waraabaha waa xaywaan dadku ay Neceb yihiin.

Dhurwaaga ama waraabaha waxuu ugaarsadaa Xaywaanada kala duwan, inkasta oo uusan qaarkood orod Ku gaarin hadana waxaa uu leeyahay xirfado kale.

Waraabaha halkii mar waxuu dhalaa ilaa 4- Caruur ah, dadka yaqanaa waxaa ay shegeen in muddo dheer uu dhul oomane ah joogi karo.

Dhurwaaga waxaa Ku jira sida la Sheegay Qaar Labeebshe ah, dhinaca kale waxaa la tilmamaa in waraabaha lagu daaweeyo jinka iwm.

Inta badan dadka reer miyiga ah waa ay Neceb yihiin waraabaha Sababtoo ah waxaa uu ka Cunaa Xoolaha Nimcoolayda ah Sida Ariga, Lo'oda iyo Geella.

Maanta intaas ha, inoo joogto Sheekadii Waraabaha.






Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment