Wasiirka Maaliyadda XFS Oo Ka Qayb-galay Shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika.

Sunday April 24, 2022 - 15:03:55
0 Comments
411
WASHITON.DC

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada Geeska Afrika.


Shirkan ayaa diirada lagu saaray wada shaqeynta iyo Iskaashiga iyadoona muhiimad gaar ah la siinayo Maalgalinta dhammaan dalalka Geeska Afrika.


"Waxaan ka qeyb galay Shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ah heerka Wasiirada Maaliyadda, kaa soo lagu qabtay Magaalada WashingtonDC” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment