Tahniyad Aroos: Ibrahim Mahamud iyo Deeqa Abdullahi

Monday July 27, 2009 - 06:53:50
0 Comments
3720
Super Admin
Waxaan siwada jir ah hanbalyo iyo bogaadin Ugu diraynaa caruuska iyo caruusada Ibraahim Maxamuud Garwayne iyo Deeqo Cabdulaahi N. Xirsi oo arooskoodu kadhacey Boston MA waxaan leenahey kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela allaha kadhigo AMIIN AMIIIN

 

Waxaa diraya tahniyada  magacyadaan

ü  Cabdicasis nur xirsi

ü  Eedo Xawo Nur Hersi

ü  Hooyo Ruqiyo Haji Egal

ü  Ayayo Salado Abdi

ü  C/qadir C/llahi Nur Hersi

ü  Fowzia C/llahi Nur Hersi

ü  Ahmedey C/llahi Nur Hersi

ü  Nuradin C/llahi Nur Hersi

ü  Istanbul C/llahi Nur Hersi

ü  Omar C/llahi Nur Hersi

ü  Abdirahman C/llahi Nur Hersi

ü  C/Risaaq C/llahi Nur Hersi

ü  Ibrahim C/llahi Nur Hersi

ü  Egal C/llahi Nur Hersi

ü  Ladan Ahmadey

ü  Saleeban Ahmadey

ü  DiiriyeC/llahi Nur Xirsi

ü  Nuuridiin C/llahi Nur Xisrsi

ü  Maxmed Adan Yusuf

ü  Maxamuud Cabdi Yusuf

ü  Maxamed Cabdi Xusen

ü  C/laahi Farax Adan Ristos

ü  Maxamed C/khaliif  Farax Adan

ü   Cumar C/lahi Nuur Xirsi

ü   Idirs  Saalax

ü  Maxamed C/razak

ü  Qadar C/razak

ü  Maxamed Adan Cali Wayrax

ü  Hooyo nadiifo cilmi gujir 

ü  Sucaado maxamuud Gar wayne 

ü  Aabe Maxamuud

ü  Sucaado maxamuud Garwayne

ü   Saynab Maxamud  iyo Duqeeda

ü   iyo Dhamaan qoyska rer Maxmud

 

Waxaa sidoo kale tahniyad taas lamid ah diraya dhamaan hawl wadeenda shabakada Xaarxaar Online oo leh wiil iyo caano  gabar iyo caano, Arooskiina Allah hadin kaga dhigo kii aad ku waartaan kuna liibaataan Aamin Aamin

Related Items


Leave a comment