Dersigii 2-aad Jimcaha: Shiikh Abuukar Xasan dhagayso

Friday November 24, 2023 - 11:05:29
0 Comments
98
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan maanta waxaan idiin hayaa mid kamid ah daruusta uu aqriyo shiikh abuukar xasan maalin.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan geeska Africa, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Hadaba waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin. 

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment