Duqa Muqdisho Oo Ka Qeyb-galay Xuska Sanad guurada 11-aad Ee dib U Aas-aasida Waaxda Gurmadka Deg-Dega (DAAWO)

Tuesday December 26, 2023 - 14:17:09
0 Comments
84
ahmed raajaa
MUQDISH
Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad guurada 11-aad ee dib u aas-aasida Waaxda Gurmadka Deg-Degga ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Isagoo halkaasi kula hadlay dhamaan dadkii ka soo qayb galay musaasabadaas una sheegay loo baahan yahay in waaxdaan la la shaqeeyo.

Duqa magaalada Muqsisho ataa tilmaamay gurmadka deg dega inuu yahay bad baadiyaha u mada soomaaliyeed waxuu  mudnaa mahaysto waan ogsoonahay ayuu yiri madaalle.

Waxa ay ahayd inuu dadka ka duwan yahay  waa suragal in adeegyadii loo sahlo aduunyada qof markuu arko Amblaz wada waa loo banee yaa  lakiin umadayna weli uma bislo waana  la gaati doonaa.

Gudoomiyaha G/banaadir Ahna duqa muqdisho ay u sheegay dadkii goobtaasi joogay in Aduunyadu sedex tahay maanta, beri, iyo shalay isagoo faah faahinta ku dheraaday.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment