Ciidamada Nabad sugida oo dad ka tirsan Argagixisada ku qab qabtay baladweyne

Tuesday January 09, 2024 - 14:17:14
0 Comments
87
ahmed raajaa
BALADWEYNE
Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka hiiraan ayaa soo qabtay

Sida la sheegay shabakadaan oo ka tirsaneed Al shabaab ayaa doonayaay inay gobalka Hiiraan ugu talaabaan Gobolka Galgaduud oo uu ka socda howlgal lagu ciribtirayo khawarijta.

Ciidamada dowlada federalka somaaliya ayaa dagaal kula jira ururka Al shabaab, iyadoo ruuxii looga shakiyana uu mutaysan karo caqabado kala duwan.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment