Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika oo uga digay Ethiopia ficilada xun xun

Friday January 19, 2024 - 17:22:01
0 Comments
68
ahmed raajaa
KAMPALLA
Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer oo ka hadlay Shirkii IGAD ayaa Itoobiya uga digay ficilo xadgudub inay gobalka ka samayso.

Arintaan ayaa ku soo aadaysa iyadoo dalka Itoobiya ay ka baaqsadeen shirkii IGAD ee lagu qabtay Kampala Uganda.

Shirkaas ayaa waxaa codsay dowlada federalka somaaliya oo tilmaantay in dalka Ethiopia oo uu wado falal ka dhan ah dowlada federalka somaaliya.

Sikastaba hanoqotee dowlada federalka Ethiopia ayaa 1/1/2024 wax lagu sheegay geshiis is afgarad la saxiixatay maamulka somaliland.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment