Codaynta ayaa si toos sh u bilaabatay hada .
Musharaxinta ayaa codaynta ka hor saxiixay Document cadayntaya in uu ku qanci doono wax kasta oo doorashu noqoto hadii u gulaysto iyo hadii laga guulaysto labada.
Sido kale mudo 10 daqiiqo ku dhow axaa la barayey Musharaxinta Warqada cod bixinta ayada oo hal koobinta lawada tusay sida ay u diyaarsan tahay .
Halkan ka daawo Live Doorashada Puntland.
Leave a comment