Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19

Thursday February 18, 2021 - 01:27:52
0 Comments
557
Nasteeh Bare
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 127 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 9 qof ayaana u geeriyootay.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (126) iyo Hirshabeelle (1) qof, 73 ka mid ah bukaannada la xaqiijiyay waa rag, halka 54-na ay yihiin haween.

Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay 5,500 waxaa bogsootay 3,750 Ruux. guud ahaan 172 ruux


Related Items


Leave a comment