Codeyntii Xildhinaanada Aqalka Sare Oo Dhamaatay (SAWIRRO)

Wednesday August 11, 2021 - 14:51:13
0 Comments
374
Garoowe

Akhriso Magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan xildhimaadana ku guulaystay ka mid noqoshada aqalka sare oo puntland ku matali doona Doorashada xubnaha Aqalka-sare ee Baarlamanka federalka Soomaaliya.

1: Maxamed Cali yusuf Gaa-Gaab Majeerteen/ Cumar Maxamud

2: Cabdiraxman Faroole Majeerteen/ Ciise Maxamud

3: Cabdisamed Yusuf Abwaan: Majerteen/ Cali Saleebaan.

4: Sareedo Maxamed Majerteen/ Reer Maxamud

5: Daahir Ayaanle: Majeerteen / Cismaan Maxamud

6: Samira Maxamud: Dhulbahante/ Harti

7: Cabdullahi Cali Xirsi Timacade: Dhulbahante/ Harti

8: Seynab Ismacil Maxamed: Warsangale/ Harti 

9: Maxamed Ismacil Majiino: Dashiishle/ Harti

10: Farxaan Cali Xuseen: Leelkase/ Tanade Daarood

11: Cabdiqani Geelle Maxamed: Awrtable/Yusuf Daarood

Laba xubnood oo kala ah Senator Faroole iyo Wasiiru-dowlaha Kalliimeysiga Puntland, Cabdiqani Geelle keliya ayaa lagu doortey cod qarsoodi ah, halka 9'ka xubnood ee kale loogu codeeyey gacan-taag, kaddib markii ay u tanaasuleen musharrixiinti la sharraxnaa

Nasteh Cabdisalam Barre
Meeraysane.com
Garoowe










Related Items


Leave a comment