Ku Soo Dhawaada Dhagaysiga Qaar Kamid Ah Aayadaha Qur'aanka Kariimka Ah

Friday February 18, 2022 - 00:02:47
0 Comments
573
QUR'AAN

Jimce Wanaagsan Asxaabta sharafta leh ee hawada inaga dhagaysata, waxaan idiin soo gudbinaynaa Aayadaha Qur’aanka Kariin ah, Si aad ugu wada nasataan maanta.


Wax la dhagaysto waxaa ugu fiican Qowlka eebe Maantana waa maalin jimce ah ama saydul ayaam, waxaana filaynaa hadaan nahay bahda Meeraysane.com in aad ka wada heli doon taan dhagaysiga Qur’aanka kariimka ah.


Asxaabta sharafta leh ee hawada inaga daalacada dhamaanteen masuuliyad ayaa inaga saraan faafinta dacwada islaamka iyo dadka khayrka loogu yeero insha’allah.

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment