MUQDISHO
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Betroolka iyo
Macdanta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed.
Sababta u yeeritaanka ayaa waxaa
lagu sheegay in wax looga weydiiyo Heshiiska uu saxiixay ee dhexmaray,
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS iyo Shirkadda Coastline Exploration
Limited ee laga leeyahay dalka Mareykanka.
Arintaan ayaa dhalisay
muran siyaasadeed madaama wadanka uu ku jiro Xili doorasho taas oo la sugayo
cida doorashadaas ku soo baxda.
Meeraysane.com
Leave a comment