Xulka Meeraysane

Faallo:-Hillary, Haweenka Iyo Hoggaanka
Xisbiga Dimuqraaddiga ee dalka Mareykanku wuxuu sameeyay taariikh. Wuxuu xalay u doortay Hilary Clinton in ay noqoto murashaxa xisbiga ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2016. Waa markii abid dalka Mareykanka ugu horreysay oo uu Xisbi Siyaasadeed oo weyni uu hoggaamiye haween ah u doorto Murashixiisa…
Waa nin ceykee ah Madaxwayne Rajab Tayyip Ardogan?
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, wuxuu ku dhashay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Istanbuul , 26-Febrayo .Sanadkii 1954tii, waa siyaasi Turki ah, Islaamnimadaba aad ugu wayn, wuxuuna Madaxweynaha Turkiga noqday Doorashadii bishii Agoosto 2014kii.
"Riyadii Rumowday"by: SAHRA QORANE CUMAR
Qof kasta oo ku nool amase ku soo barbaaray meel uusan burbur, dhibaato, dil, qax iyo baahiba aysan ka jirin, wax baddan kama dareemi karo baahida wax akhris ee ay qabaan dadka ku dhashay ama se ku soo barbaaray waddan intaas iyo in kabadan oo dhib ah ku soo jiray muddo dheer.