Fanaaniinta Soomaaliyeed ee degan magaalada London ayaa si wadajir dareenkooda ku cabiraya hees wadani ah masiibadii ka dhacday Hotel Shamow ee magaalada Muqdisho todobaadkii hore.
December 16, 2009, Kulan ballaaran oo ay soo abaabuleen Kooxda Dahana Somalileed (Somali Interest Group) ayaa waxaa uu kadhacay hallka shirarka ee ISBCC masjid Magaalada Boston ee wadanka USA.
London 15/12/2009 .Fanaaniinta Soomaaliyeed ee degan magaalada London ayaa si wadajir dareenkooda ku cabiraya hees wadani ah masiibadii ka dhacday Hotel Shamow ee magaalada Muqdisho todobaadkii hore.
Dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee ka dhaca Gudaha magalada galkacyo ayaa waxa la dilay Masuuliyiin Miisaan Culus ku leh Puntland Horaantii Bishan Augst ayaa si Badheedh ah Loo dilay Wasiirkii Warfaafinta ee Puntland Alla u naxariistiee Warsame Aadan Shirwac Seefta Banaanka oo ay dileen besha CUMAR MAXAMUUD.
Aasaaskii Puntland 11 sano ka dib. Dawladda Puntland waa qeybta ugu xasiloon somalia waa meesha martigalisay in ka badan 30% dad ka soo barakacay koonfurta somalia kuwasi oo ka soo cararay Colaada holceysa
Magaalada Galkacyo Ayaa waxaa laga dareemayaa Cabsi xoogan oo ku aadan dil dhawaan kadhacaydeegaanka xaarxaar oo kamida deegaanada aydegaan Beelwaynta yusuf daarood.