Sida la wada ogyahay tiknaloojiyada casriga ah waxa ay faa'iido wayn u leedahay aadamaha, laakiin haddana dhanka kale waxa ay tiknaloojiyadu wadataa dhibaatooyin badan ha noqoto mid caafimaad ama mid bulsho, sida ay sheegtay jariidada (Daily Mail) ee ka soo baxda dalka ingiriiska wiil u dhashay…
Mararka qaar naftaada ma la sheekaysataa? Ma is weydiiyaa sababta aan aduunku ugu nooshahay ka sokow cibaadadda iyo raaligalina Eebe weyne, waa maxay sababta aad u nooshahay? Qudhayda ayaa is weydiiya waa maxay sababta aan anigu qudhaydu u noolahay?
Waxa ay waraaqadan toos ugu socotaa dhamaan mas'uuliyiinta dowladda Federal-ka ah ee soomaliya. Waxaan ahay nin dhalinyara, muwaadin Soomaliyeed ah, doonaya inuu lawadaaga ma'suuliyiinta dowladda qodabo shan(5) ah oo ka guuxayay maskaxdayda in muda ah, madama ay igu adagtahay inaan hor fariista…
Waxay ahayd maalin weekend ah oo aan shaqada ka nasanayo. Bartamaha ayaan uga jirnay xilliga kuleylaha ee hawada Yurub ay wanaagsan tahay, sannadkuna waa 2007. Magaalada hoose ee London ayaan qof la fadhiyay makhaayad Talyaani ah. Si deggan ayaan isaga sheekeysaneynay markii ay farriin qoraal ahi ii…
THE REAL AMERICA: Yesterday I took a bus from Atlanta to Nashville TN. It was a learning experience for me. The station was packed and full and it took us almost an hour to get to our seats. People were poor Americans of different races blacks, Hispanics, and whites. The common denominator was that…
Ahead of the eve of the Somali Leaders Forum (SLF) meeting in Mogadishu, there are positive signs as Somalia prepares elections in the next few months.
Ruuxa wax ka akhriya maaddada taariikhda diimuhu, wuxuu ogaanayaa in aalaaba dhibka ay isu geystaan dadka isku diinta ahi uu ka badan yahay kan ay isu geystaan dadyowga kala diinta ahi.
Qabiil waxaa macno ahaan nagu filan inta quraanka kariimka lagu sheegay taaso ah in la isku fahmaan inta isku heybta ah oo kaliya , haddii aan si kooban u tilmaamo qabiil waxaa loo yaqaana beel ama dad oo uu ka dhexeeyo dan guud sida heybta, abtirsimada, dhiiga, isir iyo farac.
19/07/2016 - 06:23:56 Maqaallada 0 1766 Super Admin
Hadii aan dib u jaleeco saaxibtitimada Somalia iyo Turkiga, waxaa jiray Ganacsi Qarniyo ka hor u dhaxeeyay, dadka Soomaaliyeed iyo Dowladii Cusmaaniyiinta ee awood badan ku laheyd calamka , marna soo xukuntay wadamo badan oo dunida ka mid ah sida dalka Turkiga.
13/07/2016 - 04:26:03 Maqaallada 0 2097 Super Admin
Waa go'aan ku saabsan degaan aad uga fog Soomaaliya. Laakiin maadaamada Maxkamadda Hague ay taallo dacwad Soomaaliya ay gudbisay, waa ay ila mudan tahay in aan u dhug yeelanno go'aankan.