Wararka

Kooxda Chelsea oo la soo wareegtey ciyaaryahan Islam Ferus–
Waxaan maanta Sabti ah taariikhduna aheyd 10/09/2011 booqasho ku tagney xaruunta tababarada kooxda kubadda cagta ee Chelsea (Chelsea Football Club Academy )oo ku taal tuulada Cobham oo waxyar u jirta magaalada London, aniga iyo Xildhibaan Cali Afgooye Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada Isboortiga…
R/wasaare Gaas oo u anbabaxay wadanka Maraykanka
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka si ay uga qaybgalaan shi-iweynaha sannadlaha ah ee Qarammada Midoobay.
Wafula Wamunyinyi Shabaab Gobolada kale Wan ka Saraynaa.
Wafula Wamunyinyi oo ah Kuxigeenka Howl galka Midowga Afrika ee ciidamada nabad ilaalinta u jooga guhda dalka soomalia ee AMISOM ayaa shir uu ku qabtay magalada Muqdisho ee caasimada dalka soomalia ku sheegay in ay Gobolada dalka soomalia Dhawan ka xoreyn doonan Alshabab isagoo sheegay in ay tasina…
Khudbadii Dr AbdWali Cali Gaas Iyo Qodobadii shirka ;
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali ayaa faah faahin ka bixiyay ajandayaasha looga hadlayo shirka wada tashiga ee maanta si rasmi uga furmay Muqdisho. Khudbada Ra'iisul Wasaaraha oo qoraal aheyd ayaa na soo gaartay, waxaana ay u qorneyd sidan:-
Irland; Baaq Nabadeed oo ka Soo Baxay Jaaliyada Puntland ee Wadan ka Irland;
Anagoo ah jaaliyada reer puntland ee ku nool wadanka Ireland waxaa baaq nabadeed u diraynaa, Dagaalka ka socda magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug, waxaan ugu baaqaynaa dhamaan shacabka, cuqaasha culima awdiinka, ganacsatada, aqoonyahanka, haweenka dhalinyarada inay u istaagaan sidii loo joojin…