26/10/2010 - 07:06:39 Maqaallada 0 5407 Super Admin
If one had to explain how The Republic of Somalia can emerge from the ashes of war in three simple words, they would be: peace, diplomacy and education.
08/10/2010 - 08:41:17 Maqaallada 0 3783 Super Admin
Weriye ka tirsan wergeyska Al- Ahram ee ka soo baxa dalka Masar laguna magacaabo Ayman Al-Siisi oo booqasho aan gabasho lahayn ku maray goobaha xasaasiga ah ee Puntland bishiiJuly ee ee sa nadkan isla markana weriysiyo kala gedisan la yeeshay masuuliyin ka tirsan Puntland iyo hogaamiyaasha burcadeedka…
24/09/2010 - 19:50:27 Maqaallada 0 4269 Super Admin
Filoosoferkii Girgiiha ahaa Plato ayaa wuxuu yiri: kuwa aadka u masxada (khibrada, aqoonta iyo kartida) badan ee aan doonayn (ka gaabsanaya , baqaya) inay saaxada sisaasadeed faraha la galaan waxaa lagu ciqaabaa inay hogaanka u qabtaan kuwo qafilan oo aan (caqli, xigmad, aqoon iyo karti) midna lahayd.
16/10/2009 - 08:55:42 Maqaallada 0 4361 Super Admin
Cabdillaahi Ibnu Cabbaas (RC) Wuxuu yidhi: Nebi Muxammed (NNKH) markii uu dhamaystay Xajkiisii ugu dambeeyey oo ku beegnayd sannaddii 10aad ee Hijriyada ayuu hor istaagey Irridda laga galo Kacbada barakeysan isagoo gacanta ku haya Furihii Albaabkaas, Isla markaana wuxuu Asxaabtii ku ydhi:- MA IDIIN…